Isgaarsiinta Dhuusamareeb oo la jaray & Warar kala duwan oo ka soo baxaya

Sida ay sheegayaan wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud Ciidamo gadoodsan ayaa la wareegay saaka Saldhigga Booliska Magaalada Dhuusamareeb. Maamulka ayaa amar ku bixiyey in la jaro Isgaarsiinta magaalada Dhuusamareeb oo hawada laga saaray. Ciidamadan oo ka mida Booliska Galmudug ayaa cabanaya mushaar la’aan muddo bilo ah, waxayna ku dhaqaaqeen tallaabo ay … Continue reading Isgaarsiinta Dhuusamareeb oo la jaray & Warar kala duwan oo ka soo baxaya